Qiso dhab ah oo tusaalo qaadasho mudan
Qiso Dhab ah aqriso kuna tusaala qaata iney aduunyadu dhamaad tahay walaalaha muslimiinta ahow waxaa la .. Jimcihii la Soo dhaafey ayaa Masjid ku yaala Madina, ee dalka sacuudi carabiya imaamka masjidkaas oo Lagu magacaabo imamen Axmed ayaa siduu masjidka u dhax fadhiyey uu quraanka U aqrisanaayey, ayuu meesha Ku hurda...y. Sida uu u jiifey Aya markuu indhaha kala qaadey arkey, qof hortaagan .. markaasuintuu Isku naxey imaamka Aya qofkii hortaagnaa yiri Nabi Maxamed baan ahey {CSW} umadeyda Ayan u. naxsanahay. Nabiga waxuu yiri {SCW} hal isbuuc gudeheeda ayey 70, 000 kun oo umadeyda ah geeriyoodaan 70.000 kaaasina vax toobad ah oo ay ku geeriyoodeen malahan Waxeyne U badnaayeen dadkaasi geeriyooday sidatan fiiro gaar ah dadkani1} dadka caasi waalideynka Ah, 2} gabdhaha qaawan oo xijaabka qaadan, 3} dumarka ragooda ku soo af celiya, 4} dadka maalqabeenada ah oo masaakiinta vax siinin, 5} dadka aan zakada bixinin, 6} dadka taariku salaadka ah subxnalah 7} dadka aanan soominSidoo Kal...