Qiso dhab ah oo tusaalo qaadasho mudan
Qiso Dhab ah aqriso kuna tusaala qaata iney
aduunyadu dhamaad tahay walaalaha muslimiinta
ahow waxaa la .. Jimcihii la Soo dhaafey ayaa Masjid
ku yaala Madina, ee dalka sacuudi carabiya imaamka
masjidkaas oo Lagu magacaabo imamen Axmed ayaa
siduu masjidka u dhax fadhiyey uu quraanka U
aqrisanaayey, ayuu meesha Ku hurda...y. Sida uu u
jiifey Aya markuu indhaha kala qaadey arkey, qof
hortaagan .. markaasuintuu Isku naxey imaamka Aya
qofkii hortaagnaa yiri Nabi Maxamed baan ahey {CSW}
umadeyda Ayan u. naxsanahay. Nabiga waxuu yiri
{SCW} hal isbuuc gudeheeda ayey 70, 000 kun oo
umadeyda ah geeriyoodaan 70.000 kaaasina vax
toobad ah oo ay ku geeriyoodeen malahan Waxeyne U
badnaayeen dadkaasi geeriyooday sidatan fiiro gaar ah
dadkani1} dadka caasi waalideynka Ah, 2} gabdhaha
qaawan oo xijaabka qaadan, 3} dumarka ragooda ku
soo af celiya, 4} dadka maalqabeenada ah oo
masaakiinta vax siinin, 5} dadka aan zakada bixinin, 6}
dadka taariku salaadka ah subxnalah 7} dadka aanan
soominSidoo Kale Nabiga {CSW} wuxuu imaamkii ku
yiri, hadii AAD hal xidig cirka ku aragtaan saacada
ayaa dhamaatey, kitaabadana Wey tirmayaan. Marka
walaalaheyga muslimiinta ahoow imaamka waxuu yiri
qof kasta oo helo fariintan WAA inuu gaarsiiyaa qofka
UGU dhow, adigana 3 maalin gudahood Buu Ilaaheey
kaa abaalmarin doonaa Insha Allah,, Hådalkan intuu
helo uu dadka gaar siin waayo page uu imaamka yiri
waxaa uu la mitten yahay asagoonan rumeysneen
fariinta uu soo faray {nabigeena muxamed}
asc walal kuwuu nabigu u shafeco noqo
carshiga kuwi
harsada allaaaaaah ha kaa dhigo kuwa
kitaabka midigta
laga siinayo allaha kaa dhigo kuwa jidka
siraad kumara
sida hillaaca alaah hakaa dhigo walal faa fi
ilaah baan
kugu dhaarshee gaarsii 20 qof
Comments
Post a Comment